Kuldhuleed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(jool.) Kulka ka immaanaya dhulka gudihiisa, in heerkulkiisu sarreeyana waxaa muujiya magmada ka timaada dhulka gudihiisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuldhuleed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg