Kulekeeye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(juqr.) Xarriiq khariidad ku yaal, oo isku xira meelaha celceliska heerkulkoodu isku mid yahay in muddo go'an ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulekeeye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg