Kullaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)1. Gan qaroofsan oo wixii culus la suro oo kor loogu qaado. 2. Nooc ka mid ah tarashka maryaha dacalladooda lagu sameeyo oo sawirro leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kullaab ↴
kullaabi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg