Kumuloonimbas

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

(c.cimi.) Daruur culus oo madaw oo qaradeedu tahay, 4.500, mitir ama in ka badan. Badanaa waxay u fidsantahay si heebhaab ah oo u eg ubbad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kumuloonimbas

duufaan-onkodle |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg