kurtin
(m.l)ld kurtun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kurtin ↴
kurtun [m.l] (-ummo, m.dh)
1. Qori ama jirrid geed oo gaaban oo dhulka ku aasan oo afkiisu soo taaganyahay. 2. Laan la gooyey oo intii hartay ay geedka ka soo taagantahay. ld kurtin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg