Kuurgal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. K. ah: qof u kuurgalaya. 2. ld kuurgelid.


Kuurgal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

U k.: wax si aad ah ugu dhabbagelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuurgal

kuurgelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg