Laablaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay)

Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹. laallaaban


Laablaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban². laallaaban


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laablaaban

laablaabmid | laablaabnaan | laablaabnaansho | laallaaban |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg