Laabqoyan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Qoray iwm oo aan si fiican u engegin ee lidda ka qoyan.

Laabqoyan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabqoyan

laabqoyanaan | laabqoyanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg