Laabraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

U bogid wax loo bogo oo niyadda laga jeclaysto.

Laabraac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax loo bogo laabta ka raacid, ka jeclaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabraac

laabraacid | muho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg