Laahi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Qof aan wax xafidin; aan is dhibayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laahi ↴
laahinnimo | acuudu-billaahi | bismillaahi | cawdu-billaahi | lillaahi | lillaahidarro | tallaahi | wallaahi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg