Laalacshow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.


Laalacshow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Ciyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsado iska soo laalaadin. ld laalacshoon².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laalacshow

laalacshoobid | laalacshoon | laalacshoon |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg