Laancigaaleed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qalab waayihii hore lagu dagaalami jirey oo inta dhagax la geliyo laga tuuro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laancigaaleed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg