Laandheere
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Qof qabiil tira badan ka dhashay oo gobnimo ku faano. 2. Qabiil tiro badan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laandheere ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

