Laandhici

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ugaar dabin loo dhigayo geed qoyan u dhigid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laandhici

laandhicin | laandhicis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg