Laangare
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Qof lug la' ama ka dhuntinaya; jiis. ld laangarre.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laangare ↴
laangarre |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

