Laayacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.


Laayacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Wax la layacay ahaansho. ld layacan².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laayacan

laayacmid | laayacnaan | layacan | layacan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg