Laba-duub

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Magaca loogu yeero ugaarta inta geesaha leh, (labaduub, saddex-duub...) iyadoo laga soo qaaday wareegga geesaha, halkii wareegba (duub) hal gu'.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laba-duub

labadduub |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg