Lababboglee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof). ld lababoglee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lababboglee

lababbogleyn | lababoglee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg