Labacaloolyaa

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Geedgaab aan qodax lahayn oo marka ay xooluhu daaqaan ku jirradaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labacaloolyaa


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg