Labacidhifle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)(fiis.) Labo saldanab oo isle'eg, isku lid ah, iskuna jira fogaan kooban. Taranta saldanabyada midkood iyo fogaanta u dhexeysa ayaa ah maroojinta labacidhifle.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labacidhifle ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg