laballaabooti
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballaabooti ↴
laballaabootin [m.f.dh]
eeg laballaabooti. ld laballaabootis.
laballaabootis [m.l]
ld laballaabootin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg