Laballabo
Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga:1. Wax laballabo isugu lammaan. 2. Laba arrimood oo gudboon oo la kala dooran waayo.
Laballabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Tirooyin badan oo middiiba labo ka koobantahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballabo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg