Laballugood

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. L. ah: qof socoto ah oo aan gaadiid fuushanayn ee lug ku socda xoolana wadan. 2. Xarig labadhudood isugu soohan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballugood


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg