Labammidigle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Qof labada gacmood isku si wax ugu qabta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labammidigle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg