Labaraafle

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xoolaha intooda cagta ay dhulka dhigayaan ay tahay laba raaf sida biciidka, lo'da, ariga, deerada iwm.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labaraafle

arruug | ramo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg