Labashub

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld labashubid. Ka soo saaridda laba qof ay si darandoori ah ceel biyo uga soo saaraan. 2. L. ah: ceel biyo badan, gaaban oo laba qof ay shubi karaan.


Labashub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Laba qof ceel biyo kaga soo saarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labashub

labashubid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg