Lacagaale

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(bot.) Geedgaab qodax leh oo miro la cuno, mayrax iyo xabag macaanba leh, oo ka baxa dhadhaabaha, jeerinkana la bah ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lacagaale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg