Ladaab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Legga xoolaha.


Ladaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo. 2. L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ladaab

durduur | ladaabad | ladaabasho | ladaabi | ladaabin | ladaabis | ladaabo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg