Lafdi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Qaabka codeed ee astaan afeeddu ay leedahay, yacni ereyga qaabkiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lafdi

astaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg