Lagarroone

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

1. Qof wax matare ah; nacas. 2. Ciniin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lagarroone


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg