Lambar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)Mid ka mid ah ah tiro taxane ah oo wax leeyihiin. ld nambar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lambar ↴
saacad | caddad | celcelis | hooseeye | koowaad | lambarayn | lambaree | lambari | lambarin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

