laylyan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la tababbaray ahaansho. ld laylisan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laylyan ↴
laylisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld laylyan.
laylisanaan [m.dh]
ld laylyanaan.
laylisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laylyanaan.
laylyanaan [m.f.dh]
eeg laylyan. ld laylisanaan, laylisanaansho, laylyanaansho.
laylyanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laylyanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg