Layr

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga layr

callayr | gallayr | gallayrrayn | gallayrree | gallayryayn | gallayryee | layrad | layrasho | layri |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg