Layro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga layro

layrasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg