Laystaan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

L. ah: nin dhibaato iyo waxyeello badan leh.


Laystaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waxyeello badan oo cidi geysato.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laystaan

ursad | dirrow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg