leeddafuulid
(m.f.dh)

eeg leeddafuul². ld leeddafuul¹, leeddo (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leeddafuulid

leeddafuul [m.l]
Fuulidda la fuulo faras aan koore lahayn. ld leeddafuulid.

leeddo [m.dh]
1. Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn. 2. ld leeddafuulid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg