Liglig

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Saabka weelasha loo sameeyo ganaha ka soo taagtaagan. 2. Qoryo iswaydaarsan oo qumbaha afkiisa lagu sameeyo.


Liglig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ruxruxid, dhaqdhaqaajin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liglig

koryaal | ligligid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg