lihiin
(m.l)1. Adkaysi, karti. 2. Wax, waxtarkiisu raago.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lihiin ↴
lihiinsasho [m.f.dh]
eeg lihiinso. ld lihiinsi.
lihiinsi [m.l]
ld lihiinsasho.
lihiinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku l.: cid cadaadis saarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg