Liidaanyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Dareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun ama cunto la cunay; laqanyo; lallabbo; ladaadyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liidaanyo

laqanyo | liidaanyeysan | liidaanyoo | liidaanyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg