Liido

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-iitay, -iidatay)

Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liido

darrow | gun | liidasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg