liin-ugunji
(m.dh)(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda. ld liimo-ugunji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liin-ugunji ↴
liimo-ugunji [m.dh]
ld liin-ugunji.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg