Liqdaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn.


Liqdaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid. ld isliqdaar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liqdaar

lig | liqdaaran | liqdaarid | liqdaarnaan | liqdaarnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg