Liqmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

1. Wax hal mar la liqi karo. 2. Dheef aad u yar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liqmo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg