lismo
(m.dh)

Hab naasaha xoolaha looga saaro caano. ld lismo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lismo

idiyaalismo [m.dh]
Aragti ku dhisan falsafad leh in aqoontu ay tahay miro maskaxeed.

lisid [m.f.dh]
eeg lis². ld lis¹ (3), lismo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg