Listan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xiddigaha raqaha oo dayaxu maro tooda labaad oo u dhexeysa godinta iyo lixaha.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga listan

raqo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg