Lixdameeye

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Tiro qiyaas ahaan u dhow lixdan. ld lixdameeyo, lixdaneeye, lixdaneeyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lixdameeye

lixdameeyo | lixdaneeye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg