Logardam nabiir
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-myo ..., m.dh)(xis.) Logardam la adeegsado salka e = 2.71828..., log x badanaaba waxa loo qoraa “lnx”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga logardam nabiir ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

