Lohod

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Nafley yaryar, badda ku jirta, jaadad badan leh oo aan lahayn lafo iyo riciro, kuna dhexjirta bacool laba qalbac ah oo la cuno.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lohod

miro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg