Loodsanaan

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg loodsan². ld loodsanaansho.


Loodsanaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Astaanta walxaha qaarkood u oggolaata in ay ku noqdaan qaabkoodii salka ahaa marka laga qaado xooggii qaabka walaxda dooriyey.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga loodsanaan

loodsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg