Loofar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.


Loofar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ku l.: maal si xun u isticmaalid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga loofar

loofarad | loofarid | loofarnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg